Saxilnews.com
Wasiir Laga Cabsi Qabay Inuu Is Casilo Oo Gaadhay Burco Isla Markana Kaadhkiisa Codaynta Ka Qaatay Halkan Ka Daawo:
July 25, 2017 - Written by admin

Wasiirka qorshaynta Qaranka Somaliland Maxamed Ibraahin Aadan “Qabo” ayaa gaadhay magaalada Burco,waxaana uu wasiirku Burco ka qaatay kaadhkiisii codbixinta.

Wasiir Qabo ayaa walaac xoogan ka muujiyey qaabka ay Togdheer uga socoto qaadashada kaadhadhka codbixiyayaashu,waxaana uu fariin u direy bulshada gobolka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
Latest News