Saxilnews.com
Wasiir Cukuse Ayaa Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Kasoo Yeedhay Baarlamka Somaliya Iyo Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirada Somaliya Oo Ka Hadlay Dekeda Berbera ”
April 21, 2015 - Written by admin

Burco (Saxil News.com)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Jawaab Adag ka bixiyay hadalo ka soo Yeedhay Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia iyo Wasiirka Dekedaha ee dawladaaasi kuwaas oo ku soo Xadgudbay Xuduudaha dhul ahaaneed iyo Shuruucda Somaliland.

Burco Saxil News.com

berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News