Saxilnews.com
WASIIR CALI MAREEXAAN OO SHEEGAY IN UU ISTAAGAY QAADHANKII WADADA CEERIGAABO + MUUQAAL.
September 29, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

 

Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirka wasaarada Hawlaha guud iyo gureynta Somaliland Muddane Cali Maxamed Xassan (Cali Mareexaan ) ayaa waxaa uu afkiisa ka sheegay in ay gabi ahaanba istaagtey qaandhankii ay dadku u uruurin jireen dhisamaha wadada Ceerigaabo .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News