Saxilnews.com
Wasiir Cabdiraxmaan Guri-Barwaaqo Wuxu Jabiyay Dayr Ay Wasiiradii Hore Dhaafi Kari Waayeen. QAYBTA 1AAD. W/Qoray Ahmed Farah Muxumed.
March 19, 2018 - Written by indho indho

Hargeisa(Saxilnews.com) Monday, March 19, 2018 11:56:19
Wasiir Cabdiraxmaan Guri-Barwaaqo Wuxu Jabiyay Dayr Ay Wasiiradii Hore Dhaafi Kari Waayeen. QAYBTA 1AAD. W/Qoray Ahmed Farah Muxumed.

Maqaalkan taxanaha ah waxa aan u qaatay qalinka iyadoo aanan ujeeddoo ii gaar ah iyo dan gaar ahaaneed ka lahayn Wasiirka aan waxqabadkiisa kaga hadlayo balse ujeedadayda rasmiga ahi waa inaan runta iyo xaqiiqada usoo bandhigo bulshada oo aan hubo in aanay  in badan oo ka mid ahi xog ogaal u ahayn xaqiiqada jirta.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka & Wacyigelinta JSL Mudane Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo oo ah wasiirkii  7aad ee xilkan soo qabta waxa uu la yimi wasaaradda dardar cusub iyo firfircooni dheerada oo ku aadan waxka bedelka, hagaajinta, iyo horumarinta shaqada, shaqaalaha iyo guud ahaan siyaasadda wasaaradda taasoo ka turjumaysa siyaasadda xukuumadda cusub iyo


 

COMMENTS
Latest News