Saxilnews.com
Wasaaraddda Waxbarashadda Oo Sharaxi Kari La, Sababta Loo Xidhay Macalin Siilaanyo Ayaa Isku Macag Tihiin Lagu Eedeeyay + Madaxtooyadda Oo….
March 22, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa(Saxilnews)-  Macalin wax ka dhiga Dugsiga Nuuradiin ee magaaladda hargaysa ayaa ciidamadda taraafikadda ee laanta nabad galyadda waddooyinka xidheen ka dib markii lagu eedeeyay macalinka in ay saddexda magaca ay iskaga mid yahiin madaxwaynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud. Siddoo kale macalinkan ayaa isna magaciisa la yidhaa intani halka markii dambe ay asxaabtiisu u raacisay naanaysta “Siilaanyo”

Wasaaradda waxbarashadda ayaan iyadu mar qudha xalay ilaa imika ka how galin sababta ay macalinkan baraha ah loo xidhay, waxaanana wasiirka wasaaraddaasi dhagaha ka furaystay ka hadalka baraha xoriyadiisii ku waayay siilaayo ayaa isku magac tahiin

Madaxtooyadda somaliland ayaa iyaddu lafteedu riyaad u aragta baraha xoriyaddiisii lagu xad-gudbay.

Waloow uu sheikh aadan siiro dadaal dheer ugu jiray ilaa xalayto in la sii daayo muwaadinkani.

Arrinkan ayaa noqonaya markii ugu horaysay ee taariikhda laysku xidho soomaliland heb el ayaa isku magac tihiin.

Xigasho:- Hangoolnews

COMMENTS
Latest News