Saxilnews.com
Wasaarada Warfaafinta Oo Manta Xayiraad Saartay Telefishanka Kalsan Sababtu Waa Maxay .
November 4, 2017 - Written by admin

Hargaysa (Saxilnews.com)-Wasiirka wasaarada warfaafinta somaliland ayaa dalka ka joojiyey telefishnaka kalsan tv kadib markii uu baahiyey warar khalkhal gelinaya Jiritaanka somaliland .

COMMENTS
Latest News