Saxilnews.com
WASAARADA MAALIYADA IYO BANGIYADA SOMALILAND OO KU GUULDARAYSTAY INAY HOOS U DHIGAAN SAARIFKA LACAGTA DOLLARKAA SI AY U JEBIYAN ASCAARTA KALA DUWAN GANACSATADU
July 12, 2017 - Written by cabdirashiid Mubarik

Mudaadii uu jiiray Qaranka S/Land ee Curdiinka  Waxa isaga Dambeyay 4 mamul oo ay ka midtahay  Xukumada Madaxweyne AXMED MAXAMED MAXAMUUD SIILANYO.

Hadaba Waxa La odhankara Mudo Kudhaw 27saano oo uu jiray dalku Waa Markii ugu horaysay ee Qimaha sariifka 100$ uu gadho 900,000 SLsh ah gacanta hore.

sido kale waxa cirka isku shareeray maceshada Qawtul daruuriga oo uu samayn ku yeshay Sariifka lacagta Dolarku

Bangiiyada Dalka  iyo W.Maaliyada ayaad mooda in ay ka gabsaden amurtan iyo Dhawaqyada kala Duwan ee ka soo gadhaya shacbiiga reer S/Land .

Marwo samsam cabdi aadan oo ah wasiirka maaliyada jamhuuriyada somaliland ayaa ganacsatada ugu baaqday in ay dawladu keeni dooonto maceeshado haad ay ka jabin waayaan bulshada maceeshada iyo ascaarta kala duwan.
Markiii uu dhawaaqani kasoo yeedhay wasiirka màliyada ayaanay haba yaraate wax dhega u dhigin kuna gacansaydheen  talàbadiii laga filaayey xukuumadu inay qaado ee ay ku keeni lahayd raashin jaban iyo ascaarta kale ayay ku guul daraysatay waana ta dhalisay inay dad waynaha kala duwan eee ku dhaqan guud ahaan dalku ay  ka dayriyàn siyaasada xisbul xaakimka kulmiye ee hada talada haysaa iyo maamulka wasarada maliyada somaliland

Www.Saxilnews.com

Abdirashiid mubarik (suul)

0634281151

COMMENTS
Latest News