Saxilnews.com
Wasaarada Dhaqanka Iyo Dalxiiska Somaliland Oo Shaacisay Goob Taariikhi Ah Oo Laga Helay Somaliland
August 13, 2017 - Written by admin

Hargaysa (Saxilnews.com)-Wasaaradda Dalxiiska iyo Dhaqanka Somaliland ayaa shaacisay goob taariikhi ah oo laga helay Somaliland,taas oo la sheegay in boqortooyin hore soo dagi jireen.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka.

COMMENTS
Latest News