Saxilnews.com
WARGELIN MAAMULKA WASAARADA WAXBARASHADA IYO SAYNISKA EE GOBOLKA SAXIL WAXAY IDINKU WAR GELINAYAN IN LA QAADANAY ARDAYDI CISBAYD EE DUGSIYADA SALWA SABAX EE SHEIKH IYO DABAYL WAYNE
September 18, 2018 - Written by editor
WARGELIN  MAAMULKA WASARADA WAXBARASHADA IYO SAYNISKA EE GOBOLKA SAXIL WAXAY IDINKU WAR GELINAYAN IN LA QAADANAY ARDAYDI CISBAYD EE DUGSIYADA SALWA SABAX EE SHEIKH IYO DABAYL WAYNE

SHEIKH(SAXILEWS.COM) MAAMULKA WASAARADA WAXBARASHADA IYO SAYNISKA EE GOBOLKA SAAXIL WAXAY KU WARGELINAYAAN WAALIDIINTA UBADKOODA LA JECEL WAXBARASHO BOODHIN AHA OO TAYO LEH IN DUGSIYADA SARE EE SALWASABAAX EE DEGMADA SHEIKH IYO DABAYLWAYNE EE DEGMADA DACARBUDHUQ AY QAADANAYAAN ARDAYDII CUSBAYD EE FASALKA KOOBAAD DIWAAN GELINTUNA AY SOCOTO

COMMENTS
Latest News