Saxilnews.com
Warbixin Socdaalka Wasiirka Arrimaha Dibedda – Mohamed Behi Yonis – Oslo Norway
April 28, 2015 - Written by admin

Iga raali ahaadaa, waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa Warbixinta kulamadii
ugu danbeeyay ee Wasiir Mohamed Behi Yonis. Waxan halkan idiinku soo
lifaaqay Press Update Somali iyo English. Sidoo kale waxaan halkan kuugu soo
dirayaa sawrarka kulamada.
IMG_1509 IMG_1506 FullSizeRender FullSizeRender

Wasiir Yonis ayaa Kulan Caawa Laqaatay Jaaliyadda Somaliland

In ka badan 200 oo ka mid ah jaaliyadda Somaliland ayaa ka qayb galay kulan
ka dhacay Oslo, Norway, si ay u dhagaystaan warbixin u Wasiirku ka siinayay
Jaaliyadda horumarka Qaranka Somaliland ka gaadhay dhinacyada Xidhiidhka
ganacsi ee Somaliland la leedahay Ethiopia, horumarinta Marinka iyo Dekeda
Berbera, arrimaha dooroshooyinka, Qoxootiga ka soo Qulqulaya Yemen iyo
ahmiyada Xafiiska Somaliland ee Norway.

Kulankani oo ay qudbado ka jeediyeen xubno badan oo ka tirsan jaaliyada ayaa
waxa soo gabo gabeeyay Wasiirka Arrimaha Dibedda Mohamed Behi Yonis, –
Kulankan oo si baxaad leh ay uga soo qayb galeen xubnaha Jaaliyada
Somaliland ee ku nool dalkaasi oo soo buuxiyay hoolkii shirka ayaa ka
turjumay sida ay u danaynayeen jaaliyada Somaliland ee Norway ka qayb galka
kulan Wasiirka Arrimaha Dibeddu ku tagay dalka Norway oo ay booqashadiisii
koowaad ee uu dalkaasi ku tago.

Minister Yonis met members of Somaliland’s community in Norway this evening.

Over 200 Somalilanders attended the event in Oslo to listen to Minister
Yonis brief the community on the progress the nation has made in trade
relations with Ethiopia, development of Berbera Corridor and Port,
elections, refugees from Yemen and the purpose for his mission to Norway.

The event included a number of speakers from the local Diaspora community
and ended with a keynote speech by Minister Yonis. The overwhelming turnout,
which was standing room only, demonstrated the high level of interest from
the local community in the first visit by a Somaliland Foreign Minister.

berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News