Saxilnews.com
War Iminka Ah:- Xubnihii Ugu Miisaanka Cuslaa Oo Iminka Waddani Ka Dareeray + Maayar Ku Xigeen Is-casilay Iyo Gobolkii Hawd Oo Laga Dareeray + Xaasaasi
November 8, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

 

Madaxdii Gobolka HAWD ee XISBIGA WADANI oo gabi ahaan is wada casiley kuna biiray Xisbiga Horumarka iyo Midnimada KULMIYE
1. Mawliid Jama Yossof
Mayor Xigeenkii Degmada Baligubadle
2. Shabcan Abdi Muxumed
Xoghayihii Gobolka Hawd ee WADANI
3. Siraad Abdi Kaahin
Guddoomiyihii Garabka Haweenka WADANI
4. Malyuun Jama Yoonis
Gudoomiye xigeenkii Haweenka
5. Hodan Abdilahi Xaaji
Xoghayihii Garabka Haweenka WADANI
6. Barre Abdi Muxumed
G/xigeenkii Garabka Dhalinyarada WADANI
7. Tiriig Aideed Aden
Madaxii Dhaqaalaha Gobolka WADANI

COMMENTS
Latest News