Saxilnews.com
WAR DEGDEGA: MADAXWAYNE KU XIGEENKA SOMALILAND OO QAADACAY SHIRWAYNAHA LAGU KALA QAYBSANYAHAY ISKUNA SII DAAYAY ILAA BOORAMA
November 9, 2015 - Written by admin

Hargaysa (Saxilnews.com)-Madaxwayne ku xigeenka somaliland mudane cabdiraxmaan saylici ayaa goordhawayd safar cadho ah ku tagay magaaladda boorama  ee xarunta gobolka awdal

Saylici ayaa madaxtooyadda u sheegay inay shirqoolayso islamarkaana ay wadato xaglatoosiye sidaas awgeedna uu qaadacay shirwaynaha muuse lagu caleema saarayo ee maalinta barri ka dhacaya hargeysa

 

 

Wixii warar ah ee soo kordha kala soco  saxilnews.com

 

COMMENTS
Latest News