Saxilnews.com
War Deg Dega Daawo:-Xisbiga Waddani Oo Noqday Tusbax Furtey Iyo Xubno Maanta Ku Dhawaaqay Iscasilaadooda Iyo Waxa Ay Ku Sababeeyeen
October 28, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Burco(Saxilnews):-Qaar Ka Mid Siyaasiyiinta Xisbiga Waddani Eek U Jirey Golahii Dhexe Ee Xisbigaasi Waxay Maanta Shaaciyeen In Ay Gabi Ahaanba Iskaga Baxeen Xisbigaasi.

Xisbiga Waddani Ayaa Noqday Tusbax Furtey Tan Iyo Wixii Ka Danbeeyey Qabashada Shirwaynihii Golaha Dhexe Ee Dhawaan Uu Qabsaday.

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News