Saxilnews.com
War Deg Deg :- Mid Ka Mid Ah Masuulyiinta Xukuumada Siilanyo Isla Markaana Ka Mid Ahaa Aas Aasayaasha Xisbiga Kulmiye Oo Hada Is Casilay +  Waa Kuma 
May 4, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Waxaa iminka ku dhawaaqey in uu is casilay mid ka mid ah masuulyiinta xukuumadamadaxweyne Siilanyo isla markaana ah aas aasayaashii xisbiga Kulmiye .

 

Masuulkan oo ah gudoomiyaha la dagaalkan Musuq maasuqa iyo maamul wanaaga Muddane Axmed Maxamud Madar ayaa waxaa uu hada kula hadley qaar ka mid ah saxaafada Hoyga uu ka degan yahay magaalada Hargeysa isla markaana uu ku shaaciyey

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu warbaahinta u sheegay In sababta uu isku casilaayo ay tahay dalka uu musuq maasuq baabiiyey isla markaana madaxweyne Siilanyo xilli dalkii musuqu xadhkaha goostey uu ku amarey in dabo al sameeyaan o ay shaqadooda qabsadaan

Sidoo kale gudoomiyaha ayaa sheegay in dabo galka maanta la sameynayaa ee lix sanno hore la sameyn waayey ay ula muuqato mid dan gaar ah laga leeyahay

 

Fiiro Gaar Ah :- Dhawaan Filo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News