Saxilnews.com
War Deg Deg Ah:- Doon Kaluumaysi Oo Hadda Laga Helay Xeebaha Dalka Yemen Maxay Siday
July 9, 2017 - Written by suxufi

Berbera(Saxilnews)War Deg Deg Doon Kaluumaysi Oo Hadda Laga Helay Xeebaha Galbeed Ee Gobalka Saaxil +  Doonta Kaluumaysiga Ee Lamabrkuudu Yahay 0202 Jamhuuriyada Somaliland Ayaa Hada Laga Helay Xeebaha Galbeed Ee Gobolka Saaxil Kadib Markii Ay Muddo Todaba Maalmood Ah Ku Dhex Xumaatay Badda Waxaana Ka HawlGalay Ciidanka Ilaaladda Xeebaha Somaliland Oo Mudaba Ku Raad Joogay Waxaana Doontan Saarnaa 4 Ruux Oo Ka Ahaa Shaqaale Waxana Alle Mahadii Maanta Lagu Soo Guuleystay In La Helo Doontan Taas Oo Laga Lehay Xeebaha dalka yemen Waxayna Wararku Intaa Ay Ku Darayaan In Habar-Yaraatee Aanay Waxba Qabin Shaqahii Saarnaa Doonta Waxayna Doontan  La La’ Muddo Ku Siman 7 Maalmood Ugu Danbayntii Waxa  Ka Ugu Mahad Naqay Xukumadda Somaliland Iyo Waliba Ciidanka Ilaaladda Xeebaha Somaliland Dadkii Igagu Ku Xanibnaa Doonta Waxayna Sheegeen In Gargaar Deg Deg Ah Loo Fidiyay Markii La Ogaaday In Ay Doontaasi Xumaatay.

Saxilnews//Office

Berbera Somaliland

COMMENTS
Latest News