Saxilnews.com
WAR DEG-DEG AH”MADAXWEEYNE MUUSE BIIXI OO SAMEEYAY XIL KA QAADIS IYO MAGACAABIS
December 31, 2018 - Written by editor

Hargeysa(saxilnews.com)-Madaxweeynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis;

Agaasimaha wasaaradda maaliyadda ayuu u magacaabey, Maxamed Cabdi Gurxan

Agaasimaha wasaaradda cadalaadda ayuu u magacaabey, Cabdiraxmaan Faahiye Musaabiqo.

Maareeeyaha Madbacadda Qaranka wuxuu u magacaabey, Maxamuud Ibraahin Raage.

Guddoomiyaha gobolka Sool wuxuu u magacaabey, Cabdiqani Maxamuud Jiidhe.

Waxaa xilkii laga qaadey Guddoomiyaha Gobolka Sool iyo ku xigeenkiisii iyo Maareeyihii Madbadacada Qaranka.

 

COMMENTS
Latest News