Saxilnews.com
War Deg Deg ah: Xukuumada Somaliland Oo Xidhay Laba Telefishan.
June 18, 2019 - Written by editor

Hargaysa (SXN) Xukuumada Somaliland ayaa shaqadii saaka ka joojisay labada Telifishan ee kala ah Eryal Tv iyo Horyaal Tv,

sida ay sheegeen qaar kamid ah shaqaalaha labadaa Telifishan.

 

Ilaa imika xakuumada iyo maamulka labada Telifishanba kamay hadal xayiraadan la saaray.

Weli macada  sababta labadan Telefishan ay xukuumada Somaliland uxidhay

xufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa warmurtiyeed uu soo saaray ku cabaareeyey xadhiga labada televesion

Warkan oo faahfaahsan kala Soco Wararkayaga Dambe

COMMENTS
Latest News