Saxilnews.com
War deg deg ah xogyihii Gobolka Saaxil Sacad Ciise Cumar Iyo Taliyihii Rugta Booliska Ee Degmada Xagal Oo Caawa Lagu Dhaawacay Deeganka Xagal
January 20, 2018 - Written by cali abdilaahi

Berbera-(Saxilnews.com)- War deg deg ah xogyihii Gobolka Saaxil Sacad Ciise Cumar Iyo Taliyihii Rugta Booliska Ee Degmada Xagal Oo Caawa Lagu Dhaawacay Deeganka Xagal Kadib Markii ay Hawgal Deegankaasi Ay Ugu BaxeenHawlgalkan Ayaa Ka Danbeeyey Dil Ka Dhacay Deegankaasi Labadan Masuul Ayaa Waxaa Rasaas Ku Furay Nin kasoo jeeda Jafadii Ninka Laga Dilay Oo Diidanaa In Maydka Ninka La Dilay La Qaado

Taliyaha Rugta Booliska Xagal Ayaa Waxaa Ku dhacday Rasaastii Oo Riday Ninkaasi Halka Ay Xogyaha Ku dhaceen Faliidho Ay Samaysay Burburka muaaraydii Gaadhigii Uu Saarnaa Oo Ay Rasaastu ku Dhacday Sidaasi Waxaa Noo Xaqiijiyey Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Jamac yuusuf Axmed Waxaanu intaasi Raaciyey In Gacanta Lagu Soo Dhigay Ninkii Dhaawaca Gaystay .

 

COMMENTS
Latest News