Saxilnews.com
War Deg Deg Ah Taliyihii Qaybta Booliska Ee Gobolka Saaxil Oo Hada La Bedelay
April 25, 2017 - Written by suxufi

Berbera(Saxilnews)War Deg Deg Ah Taliyihii Qaybta Booliska Ee Gobolka Saaxil Oo Hada La Bedelay

Waxaa Hada soo gaadhay shabakada Saxilnews.com warar Kasoo baxay taliska guud ee ciidanka booliska somaliland kaasi soo baxday bedelka Taliyayaasha Gobolada Saraar Iyo Ku xigeenkiisi Oo Caawa La Bedelay Iyo Sidoo Kale Taliyihii Qaybta Booliska Ee Berbera Mursal Xaaji Warsame Oo Loo Magacaabay Inuu Noqdo Taliyaha Gobolka Saraar

Halkan kala soco warka oo muuqaal ah insha allah goor dhow

Saxilnews //Office

  1. Berbera Somaliland

 

COMMENTS
Latest News