Saxilnews.com
WAR DEG DEG AH SALDHIGA BOOLISKA DEGMADA SHEIKH OO LAGU HAYO QOF DUMARA OO LA GARAN WAAYEY
October 4, 2017 - Written by Faysal Aadan

SALDHIGA MAGALADA SHEEKH AYA LAGU HAYA MUDO KU DHAW TODOBAD QOF DUMARA OO DHALIINYARA AH LAGARAN WAYAY
MAR AN TALIYAHA SALDHIGA EE MAGALADA SHEEKH BARE XUSEN MAXAMED OO  KU BOQDAY XAFISKISA WAXA UU II  SHEGAY MAGACA GABADHAN  IN LAYODHA SAFA CABDI MAXAMED ILA MALINTII AY SO  HELLEN CIDANKA BOLISKA EE KA HAWLGALA DAGMADA SHEEKH AN WALI CIIDEDII LA HELIIN  HADDABA GABADHAN QOYSKA AY KA MAQANTAY SAFA CABDI MAXAMED IYO AMA HADAD TAHAY RUX GARANAYA GABADHAN  WAA INAY LASO XIDHIDHAN

SALDHIGA DAGMADA SHEEKH

SAFA CABDI MAXAMED  AMA TELEFOONKA AH 0634444730o

 

 

 

COMMENTS
Latest News