Saxilnews.com
WAR DEG-DEG AH NUXURKA KHILAAF CUSUB OO KA DHEX-QARXAY SHIR-GUDOONKA GOLLAHA WAKIILADDA
September 7, 2015 - Written by admin

Nuxurka Khilaaf Cusub Oo Ka Dhex-qarxay Shir-Gudoonka Gollaha Wakiiladda

Hargaysa ( Saxilnews)-Khilaafkan ka dhex qarxay Shir gudoonka Golaha Wakiilada Somaliland ayaa salka ku hayaa Dib u celintii Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu dib ugu celiyay Madaxweynaha soo jeedintii Haamaha Shiidaalka.

Labbada Guddoomiye ku xigeen ayaa Guddoomiye Cirro ku eedeyey in aanu kala tashan Dib u celinta uu Madaxweynaha lagu celiyey Soo jeedintii Haamaha Shidaalka, halka Guddoomiye Cirro isaguna Shir jaraa’id oo uu isla saaka qabtay ku sheegay in uu isagu yahay Guddoomiyaha Golaha wakiilada Awoodna uu u leeyahay in uu Madaxweynaha dib ugu celiyo.

 

maxamed xasan

 

 

saxilnews005@gmail.com

 

COMMENTS
Latest News