Saxilnews.com
War Deg Deg ah Mudaharaado Sababay Dhaawac 4 Ruux Ayaa Ka Socda Gudaha Magaalada Ceerigaabo
November 10, 2015 - Written by admin

Ceerigaabo (SAXILNEWS)_Mudaharaado Sababay Dhaawac 4 Ruux Ayaa Dhacay Gudaha Magaalada Ceerigaabo kadib Markii Ciidanka Booliiska Somaliland Ee Gobolka Sanaag Isku Dayeen In Ay Qabtaan Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Booliiska Oo Ay Ku Tuhunsanyihiin In Uu Hub La Soo Degay Hase Yeeshee Aan Wax Cadayn Ah Laga Hayn

Shaaracyadaha Magaalada Ceerigaabo Waxa Buux Dhaafiyay Shacabweyne Tiro Badan Oo ka Gedooday Sida Loola Dhaqmayo Sarkaalkan Ka Tirsan Ciidanka Booliiska Oo Ay Ciidanka Booliisku Ku guul Daraysteen Qabashadii Iyada Oo Shacabku Gooyeen Wadooyinka Magaalada Ceerigaabo Dhawaaqa Rasaasta Ayaa Laga Maqlayaa Magaalada Ceerigaabo

 

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

 

 

 

 

mahamed ilkacase

OFFICE/CEERGABO

COMMENTS
Latest News