Saxilnews.com
War Deg Deg Ah:- Masuulkii Ugu Miisaanka Cuslaa Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Oo Iminka Borama Isku Casilay + Waa Kuma? Akhri
November 10, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

 

 

Hargeysa(SaxilnewsXoghayihii Khayraadka Badda oo ahaa masuuliyiintii ugu miisaanka cuslaa dhinaca Gobolka Awdal ee xisbiga Waddani ku jiray ayaa goordhawayd Shaaciyey inuu ka baxay xisbiga Waddani isaga oo Borama Ku Sugan.

Masuulkani waxa uu ahaa xubnaha gacanta ku hayey codadka ugu badan Bulshada Reer Borama iyo Gobolka Awdal.

Goordhow Muuqaal Fillo.

COMMENTS
Latest News