Saxilnews.com
WAR DEG DEG AH:- MADAXWEYNE SIILAANYO OO SULDAAN WABAR CAFIS U FIDIYEY MALINTA BARITO AHNA LA FILAAYO INUU SOO GAADHO GOBOLKA AWDAL
November 1, 2015 - Written by admin

Hargeisa (SAXILNEWS)_madaxweynaha somaliland mudane axmed maxamed maxamuud siilanyo ayaa saaka cafis ufidiyeye suldaan waber oo mucarad ku ahaa xukuumada axmed siilanyo

kuna sugnaa buuro udhaxeeya boorame iyo etopia. warkan ayaa goordhaweyd ka soobaxay xafiiska madaxweynaha

waxaana la filayaa in suldaan webar aqbalo warqadan cafiska ah ee madaxweynuhu ufidiyeye mantoy tarikhdu tahay 1/nov/2015.

wararka la xidhiidha suldaanka bilihii ugu danbeeyeye sheegayna inuu dhaawac soo gaadhay xili uu ka soo talaabay xadka udhaxeeya somaliland iyo itoobiya haso ahaate lama shaacin khasaaraha dhabta ah ee soo gaadhay suldaanka

arinta ayaa dhabo nabadeed unoqonaysa  gobolka awdal oo mudooyinkii uu suldaanku buraha ku jiray xasilooni la aan laga dareemayeye magaalada boorame dadweynuhuna ku kala qaybsameeen taageerida suldaan waber.

 

maxamed ilkacase

hareisa office 

berbera2002@gmail.com

 

COMMENTS
Latest News