Saxilnews.com
War Deg Deg Ah:-Madaxwayne Siilaanyo Oo Goordhaw u Baxaya Gobolka Saaxil Iyo Ujeedada Socdaalkiisa
September 17, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(SaxilNEws) Madaxwaynaha somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka baxaya gobolka saaxil gaar ahaana magaalada Dacar-budhuq.

Waxaana safarka madaxwaynuhu daaran yahay sida ay shabakada Ramaasnews u xaqiijiyeen masuuliyiin kamid madaxtooyadu in uu madaxwaynuhu xadhiga ka jarayo mashaariic laga hir galiyay degmadaasi.

Waxaana la filayaa in goor dhaw ay ka baxaan qasriga madaxtooyada,sidoo kale wararka aan helayso ayaa waxay sheegayaan in madaxwaynuhu la filayo inuu gaadho magaalada berbera.

COMMENTS
Latest News