Saxilnews.com
War Deg-Deg Ah: ISIS Oo Sheegtay Mas’uuliyada Weerarkii Paris
November 14, 2015 - Written by admin
Paris (SAXILNEWS)_Wakaalada wararka ee REUTERS ayaa baahisey cidda ka mas’uulka ah weeraradii lagu qaaday dalka Faransiika, wakaalada oo ka soo xiganeysey madax sar-sare oo ka tirsan ururka Islaamic State ayaa sheegtay inay ka mas’uuliyihiin qaraxyadii iyo weeraradii lagu bar tilmaameedsaday caasimada dalka Faransiika ee Paris.
Dawladda islaamiga ee ISIS ee ka dagaalanta dalka Ciraaq ayaa si rasmiya u sheegatay weerarkii lagu qaaday dalka Faransiiska. weerarkan ayaa waxaa inta la ogyahay waxaa ku dhintay in ka badan 120 ruux.
MAXAMED ILKACASE
BERBERA2002@GMAIL.COM

 

COMMENTS
Latest News