Saxilnews.com
War Deg-deg Ah Guri Ku Shufbeelay Magaaladda Hargeysa Gaar Ahaan Degmadda Maxamed Maooge + Khasaaraha Halkaa Ka Dhashay + Wax Qabad La’aanta Cad Ee Ciidanka Damdamiska
September 19, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews) War Deg-deg Ah Guri Ku Shufbeelay Magaaladda Hargeysa Gaar Ahaan Degmadda Maxamed Maooge + Khasaaraha Halkaa Ka Dhashay + Wax Qabad La’aanta Cad Ee Ciidanka Damdamiska Gurigani Oo Ku Yaala Xaafadda Maxamed Mooge Ayaa Waxa Goor Dhawayd Dabi Qabsaday Guriga Oo Ah Guri Daar Ah Waxaana Dabkani Ka Dhex Kacay Guriga Siday Noo Xaqiijiyeen Shacabkii U Soo Gurmaday Guriga Waxaana Goor Danbe Soo Gaadhay Goobta Ciidamadda Damdamiska Si Ay U Bakhiiyaan Dabka Base Hase Ahatee Waxa Dabka Bakhtiiyeey Shacabkii Ka Ag Dhawaaw Guriga Gubtay Waxayna Shacabku Fariin Ag U Direen Xukuumadda Somaliland Si Ay Wax Uga Qabato Xadhka Laydhka Ee Guryaha Dulmara  Ugu Danbayn Ma Jiro Khasaare Nafeed Iyo Mid Dhaawac Oo Guri Gubtay Cid Wax Ka Gaadhay Balse Halkaasi Waxa Ku Shufbeel Gurigiii

 

Zaki Adam Zuxufi

Saxilnews/Office

Hargeysa Somaliland

COMMENTS
Latest News