Saxilnews.com
War Deg Deg Ah Gudoomiye Ramaax Ayaa Sheegay Inuu Xidh Xidhay Qaar Kamid Ah Xubnaha Sare Ee Xisbiga Wadani Kadib Markii Dagaalameen
July 10, 2017 - Written by admin

Burco (Saxilnews.com)-Xoghayihii Gobalka Waddani Togdheer Ee Xibsiga Waddani Cabdisamad Axmed Boon Ayaa Goordhawayd ciidamada Amaanku Xabsiga u taxaabeen.

kadib markii uu dagaal gacan ka hadal ah kula kaceen isag iyo koox uu watay qaar kamid ah ciidmada amaanka gobolk tagdheer sida uu noo sheegay Gudoomiye Ramaax Cali Hayste oo bixiyey amarka lagu xidhay xogayaha xisbiga wadani gobolka togdheer

gudoomiyaha ayaa waxaa uusheegay inay ragaasi ku kaceeb falal amni darro oo ku carqaladaynayaan arimaha kaadh qaadashada kadib markii ay dagaal gacan ka hadal ah kula kaceen askar ka tirsan saldhiga dhexe ee Burco ayaanu xabsiga utaaxbnay ayuu yidhi mudane Ramaax

wixii warar ah intaasi dheer kala soco www.saxilnews.com

COMMENTS
Latest News