Saxilnews.com
War Deg Deg Ah Dooxa Dacar Budhuq Oo Qaatay Abwaan Hadraawi Iyo Xubno La Socday
March 23, 2015 - Written by admin

labadii maalmood ee ugu danbeeyay waxa somaliland ka curtay roobabka Guga oo dadaka reer somaliland Aad ugu diirsadeenwaxa hada soo gaadhay Wariayahaga Magaalada Abdaal Hobaan Muuse Ibraahim wararka sheegay in Abwaan Hadraawi uu doox Dacar budhuq qaaday isga iyo dhawr qof oo la gaadhi wada saar naayen sida uu shabakada u xaqiijiyay qof goob jooga ahaa waxkhtigaa abwaanka dooxu qaaday .waxaanu intaa goob jooguhu ku daray in bawaan hadraawi iyo dadka la socoday dadka reer dacar budhuq badabaadiyeen oo wax dhibaato ahi soo gaadhin

Waxa Uu sidoo Kale Dooxaasi Qaatay Baabur Wayn Oo AH Nooca Xamuulka Qaada Iyo waliba Gaadhi Yar Oo Ah Nooca Loo Yaqaano NOHA Balse Wararku Waxy Tibaaxayaan Inayn Ilaa Hada Cidi Waxba Ku Noqon Daadkaasi Bilaabay Balse Waxaa Loo Baahan Yahay Inay Xukuumada Somaliland Soo Celiso Birihii Kontrolka Ahaa Ee Lagu Joojinayey Gaadiidka Wakhtiyada Dooxyadu Soconayaan

Dooxa Dacar Budhuq Ayaa Kamid Ah Dooxyada Ugu Khatarsan Somaliland Balse Waxaa La Naawilaya Inay Xukuumadu Biriishyo Ka Samaysayo Halka Ay Ka Dhisayso Wadooyin Aan Daruuri Ahayn

COMMENTS
Latest News