Saxilnews.com
WAR DEG DEG AH CUSBITAAL MAGAALADA BERBERA OO NOQDAY MEEL LAGU KAYDIYO QASHINKA///
March 5, 2018 - Written by cali abdilaahi

Sawiro Cusbitaalka Berbera Oo Qashin Buux Dhaafiyay

Daawo Muuqalka Cusbitaalka Magaalada Berbera Oo Noqday Meel Lagu Kaydiyo Qashinka Waa Goobtii Loso Donanayay Caafimaadka Iyo Dayacnaan Baahsan Iyo Sidoo Kale Waxa Ka Muuqata Waa Cusbitaalka Berbere Maamul Habacsan Oo Fadhiida Sido Kalena Iyagu Waxa Arintaasi Ka Gaabiyay Inay Wax Ka Qabtaan Maamulka Gobolka Saaxil Iyo Kan Dagmada Berbera Oo Iyagu  Ka Masuula In Qashinka La Dhex Dhigo  Labada Cusbitaal Ee Degmada Berbera.

COMMENTS
Latest News