Saxilnews.com
WAR DEG DEG AH 3 Qof Oo oroma ah ayaa ku dhintay 10 kalena way ku dhaawacmeen shil baabuur oo ka dhacay Deeganka Wadhka ee duleedka Deeganka lafaruug.
January 7, 2019 - Written by editor

3 Qof Oo oroma ah ayaa ku dhintay 10 kalena way ku dhaawacmeen shil baabuur oo ka dhacay Deeganka Wadhka ee duleedka Deeganka lafaruug.

Gaadhigan ayaa la sheegay inuu tahriibinayey oramadan uu la dhacay kadib markii uu lagu soo dhex qariyey ku dhawaad afartan qof oo oromo ah .

Shil labaad ayaa isaguna ka dhacay dooxa cabaad wayne ee dhinaca bari ee deegankaasi waxa isagana ku dhaawacmay sadex qof .

Gaadhigan danbe waxaa uu ahaa nooca loo yaqaano noha.

Dadkani waxaa dhamaantood lagu dabiibayaa cuspitaalka Berbera sadexda qof ee dhintayna waxay kujiraan Talaagada maydka ee Cuspitaalka Berbera .

COMMENTS
Latest News