Saxilnews.com
War Dag Dega Harimacad loo waday Wasiirka Deegaanka oo Lagu Qabtay Dagmada SHekh
June 30, 2017 - Written by cabdirashiid Mubarik

sheekh( saxilnews)

Ciidanka Bilayska ee Dagmada Shekh aya Qabtay Harimacad Dhala  iyo Laba Dhalinyaro  ah oo Sitay Harmicadkasi .

 Kadib  Waxay shegeen inay Kayimadan (M.CERIIGABO)  Sido Kalana Waxay Cidanka Saldhiga uu Shegen ina ay  uu Wadan MARWO SHUGRI X.BONDORE Wasiirka Warada Deganka S/Land .

Isla markana Waxa saldhiga Boliiska dagmada Sheekh

COMMENTS
Latest News