Saxilnews.com
WAKIILLADA SOMALILAND OO ANSIXIYAY MIISAANIYADDA 2019 IYO CASHUURIHII LAGU SOO ROGAY WARBAAHINTA MADAX BANAAN OO LAGA SAARAY MIISAANIYADA
December 29, 2018 - Written by editor
Hargeysa(saxilness.com)-Wakiillada Somaliland Oo Ansixiyay Miisaaniyadda 2019
Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta ansixiyay Odoroska Miisaaniyadda 2019 oo ay ku jirto wax ka bedel guddida dhaqaalaha u qaabilsan wakiilladu samaysay. Goluhu wuxuu diiday lacago cashuur ah oo wasaaradda warfaafintu ku soo rogtay Saxaafadda madaxa banana ee Somaliland.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa golaha ka codsaday in ay u codeeyaan Odoroska Miisaaniyadda oo uu ku jiro waxka bedelka lagu sameeyay waxaanay ugu codeeyeen sidan:
Waxa Ogolaaday: 46 xildhibaan

COMMENTS
Latest News