Saxilnews.com
Wadada Isku Berbera Iyo Burco Ee Dawga Sheekh Oo La Xidhay + [ Sababta Loo Xidhay Iyo Cida Xidhay ]
October 2, 2018 - Written by qaasim Mukhtar

Sheekh .  (Saxil.News) Dawga Mgaalada Sheekh oo isku xidha gobolada bariga iyo galbeedka
Somaliland ayaa Lagu Soo Waramayaa In La xidhay

Dadka deegaanka waxaa ay sheegeen in dawga saaka la xidhay 6­dii subaxnimo saacadda geeska Afrika.
Wadada dawga oo burbursan ayaa la sheegay in dib u haybeyn iyo dayactir lagu sameynaayo – sababta
loo xidhayna ay taasi tahay.
Isku socodka gobolada bariga iyo galbeedka ayaa haatan hakad ku jira, ku dhawaan 100 gaadiid ah ayaa
lagu soo warramayaa in ay halkaasi ku xayiran yihiin. Lama oga goorta dib loo furaayo dawga.
Gaadiidka qaadka sida ayaa la sheegay in ay toos u marayaan wadadaasi halka ay xaniba

COMMENTS
Latest News