Saxilnews.com
Wada Hadaladii Somaliland Iyo Soomaaliya Oo U Muuqda Inay God Dheer Ku Dhaceen Iyo Dawlado Danaynaya Inay U Kala Dab Qaadaan Biixi Iyo Farmaajo
March 27, 2018 - Written by indho indho

Hargeisa(Saxilnews.com)
Wada Hadaladii Somaliland Iyo Soomaaliya Oo U Muuqda Inay God Dheer Ku Dhaceen Iyo Dawlado Danaynaya Inay U Kala Dab Qaadaan Biixi Iyo Farmaajo

Hargeysa(HWN):-Wada hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya ee qorshaysnaa in marka hore daah-fur loogu sameeyo dalka Djibouti, ayaa u muuqda inay god dheer ku dhaceen, ka dib markii ay labada wadan soo kala dhex gashay khilaafka DP world ee maalgashiga dekedda Berbera.

Wada hadalada oo uu wejiga koowaad la filayay inuu dhexdhexaadiye ka noqdo madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele, ka dib markii ay labada madaxweyne ee Somaliland iyo Soomaliya Muuse Biixi Cabdi iyo Maxamed Cabdillaahi Farmaajo isla qaateen in Djibouti noqoto dalka daah-furaya dib u bilaabista wada hadalada, ayaan hadda suurtogal u muuqan. Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa khudbadiisii uu Axadii u jeediyay labada gole

 

COMMENTS
Latest News