
|
|||||
Saxilnews.com
Waa sidee xaaladda dadka lagu dul dagaalamayo ee Kashmiir?
March 4, 2019 - Written by editorBBC-da ayaa markii ugu horeysay galaangal dhif ah u heshay, loona ogolaaday in ay soo duubto deegaanada Kashmiir ee labada dhinac, xilli labada dal ay qarka u saaranyihiin dagaal ka dhex qarxa. Ciidamada labada dal ayaa isweeydaarsanaya madaafiic, waxaana aad ugu waxyeeloobay shacabka Kashmiir. ![]() Haddaba xagga hoose ka daawo muuqaal ay BBC-da ka diyaarisay wixii ay wariyeyaasha la kulmeen
COMMENTS
|
Latest News
|