Saxilnews.com
Waa Sidee Xaalada Berbera Manta ? Ciidamo Hubaysan Oo Lasoo Dhoobay Dariiqyada +Sawirro
July 26, 2016 - Written by admin

Berbera (Saxilnews.com)-Maglaada berbera ayaa manta ku waabiriisaty ciidami xoogan oo hadhsanayaa ama tuban jidadka magaalada berbera iyagoo dariiq kasta ay taagan yihiin ilaa labaatan askri oo katirsan ciidamada malitariga iyo booliDSC_0243DSC_0231 DSC_0237 DSC_0238ska SomalilandDSC_0245

waxaanay askartaasi kuula dhaqmayaan markaad marayso dariiqyada sida argagixisada iyagoo ay cagojuglayn xoogani ka muuqato wax kale oo aad arkaysaa hooyooyinka iyo caruuraha ka warwarsan ciidamadan ay magaaladu ku waabariistay DSC_0233DSC_0220DSC_0240

ilaa hada waxaad arkaysaa iyadoo ay ciidamadu fadhiyaan jidadka magaalada halka ay qaarkoodna ku dhex wareegayaan DSC_0249

cagojuglaynta iyo cabudhintan ay dawladu ku wado shacabka gobolka saaxil Ayaan ilaa hada la saadalin Karin halkuu ku danbayndoono DSC_0221

 

COMMENTS
Latest News