Saxilnews.com
Waa Maxay Jeegaan,Beelaha Ku Heshiiyey.
March 24, 2018 - Written by indho indho

Hargeisa(Saxilnews.com)
Haddaba aan iswaydiinno maxay labada beelood magaca ee jeegaanta isu xulufaystay maxay isu garabsadeen yeyse garabka ku riixayaan?

Bismillaahi Arramanirraxeem.

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna tilmaaman waa maxay jeegaan,beelaha ku heshiiyey.

Annaga oo u damqanayna dalkayaga kana gubannayna in  jiritaankiisa dhibi la soo deristo iyo tafaraaruq aan la mahadin

Waxay nagu kalliftay in aanu tilmaanno dhibatada ay keeni karto beelaha Somaliland ee dalka wada leh oo dhabarka isu jeediya,taas oo sida aynu wada ognahay waxaa hadalhaynteedu war baahinta ku badatay wax loogu magac daray jeegaan oo la soo celceliyey
 

COMMENTS
Latest News