Saxilnews.com
Waa Kuwama Tobanka ruux ee Ugu Saamaynta Badnaa Gobolka Awdal 2014-kii?
April 5, 2015 - Written by admin

Akaadamiyada Cilmiga & Caqliga ee S/Land oo Xarunteedu tahay Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal ayaa shahaadooyin ku maamuustay Tobankii Qof ee ay u garteen inay dhanka waxqabadka ugu saamayn badnaayeen Gobolka Awdal sanadkii 2014, waxaana dadkaa safka hore ka galay wasiirka wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo wacyigelinta Md cabdilaahi maxamed daahir Cukuse

COMMENTS
Latest News