Saxilnews.com
Ururka Xaaranta Ah Ee Laga Maamulo Somali Wayn Ee Secja Ayaa Waxa Uu Bilaabay Inuu Aflagadayn Iyo Daacayado Riqiis Ah Kula Kaco Ururka Journaliska Somaliland Ee Solja Iyo Wasaarada Warfaafinta
May 19, 2015 - Written by admin

Berbera (Saxil News.com)-Ururka Xaaranta Ah Ee Laga Maamulo Somali Wayn Ee Secja Ayaa Waxa Uu Bilaabay Inuu Aflagadayn Iyo Daacayado Riqiis Ah Kula Kaco Ururka Journaliska Somaliland Ee Solja Iyo Wasaarada Warfaafinta Oo Labadooduba Sharaf Iyo Maamus Ka Mudan Dalka Iyo Dadka Iyadoo Ujeedaduna Ay Tahay Inay Lacag Iyo Laalush Kaga Doonayaan Ururka Solja In Lagu Siiyo Websiyo Aan Cilmi Ku Fadhiyin Oo Ay Inamo Yar Yari Ku Faygaraan Iyagoon Lahayn Sharci Iyo Aqoon Saxafadeed Oo Lagu Tixgeliyo Midna ba
Isla Markaasina Markii Laga Qaadi Waayey Talaabooyinkii Waajibkii Lagu Lahaa Gaadhay Heer Ay Yidhaadaan Waxaanu Samaysanay Ururo Sharci Darro Ah
Waxaan Halkan Kaga Cudur Daaranayaa Dhamaan Xubanaha Secja Ee Gobolada Dalka Inaanayn Fariintaydu Usocon Sharafna Iga Muadan Yihiin Dhamaan ‘’ Balse Ay Khusayso Kooxda Jidh Xunta Ah Ee Ku nool Magaalada Berbera Kuna Midoobay Waxay Ugu Yeedhaan Secja
Kooxo Ubahoobay Munaafaqadaynta Saxaafada Iyo Ururka Saaxafada Somaliland Ayaa Baryahanba Saxaafada La Dhex Wareegayey Arimo La Xidhiidha Daacadaydo Lagu Majara Habaabinayo Siyaasada Midaysane Ee Saxaada Wadanka
Xaasidka Munaafaqaynta Isku Dirka Iyo Kala Kaxaynta Wariyaasha Walaalaha Ah Ee Ka Hawlgala Wadanka Somaliland Waxaa Horseeday Unoqotay Kooxo Isku Urursaday Cunfiga Iyo Xaasidka Xubnaha Solja Ee Gobolka Saaxil
Waxaanu Cadaynaynaa Inaanu Waxba Kjirin Wax Urur Ah Oo Lagu Magacaabo Secja Balse Ay Yihiin Kooxo Maafiyo Ah Oo U Midoobay Xaasadka Hogaanka Sare Ee Solja Mana Jiro Ilaa Hada Shuruuc Saxa Uu Ka Haysto Xukuumada Somaliland Balse Warar nasoo gaadhaya Ayaa Sheegayaa Inay Secja Dabada Ku Hayso Ururka Saxaafada Somaliya Ee Nusoj Si ay Wax Uga Ogaato Siyaasada Somaliland Madaama Ay Arimaha Somaliya Ee Diba Xidhiidh La Leeyihiin
Waxana Jira Warar Sheegaya Inay Xidhiidh Toosa La Leeyihiin Ururka Nusoj Ee Somaliya Taasi Oo Ay Jiraan Warar Sheegaya Inay Jiraan Ragga Daaha Dabadiisa Ka Hagaaya Kooxdaasi Secja Oo Mashaariic Kaga Soo Qaata Ururka Nosoj Ee Somali Wayn Taasi Oo Ujeedadu Tahay In Looga Faaidaysto Sirta Iyo Dhaqdhaaqa Siyaasadeed , Dhaqaale ,Bulsho Ee Dalka Somaliland Hase Yeeshe Markaad eegto Dadka Sheegaynaya Hogaanka Kooxdaasi Qaybtooda Berbera Hadii Aan Isdultaago Labada Xubnood Ee Ugu Waawayn Gaar Ahaana Gudoomiyaha Waa Labo Shaqsi Oo Ay Aad Uyaqaanaan Dadka Kunool Magalada Berbera Iyo Guud Ahaan Gobolka Saaxil ‘’Shaqsiydood ‘’ Fikirkooda Iyo Kuwa Ay Yihiin ‘’Marka Xaqiiqda Laga Hadlana Anigoon Ku Talax Tagnin Waa Dad Aad Uga Liita Dhinaca ,SHAKHSIYADA , FIKIRKA IYO AQOONTA Halbeeg Cibirkooduna Ka Bilaabmo Xaasidnimo Xaqdi Iyo Buqdi Isla Markna Aan Marnaba Keenin Karin Fikir Caafimaad Qaba Oo Umada Loogu Horseedkara Horumar Iyo Nolol Lagu Nagaan Karro
Toodan Mantana Ma Dhaafsiisna Gondohooda Iyo Inay Ku Xumeeyaan Rag Walalahooda Oo Ay Kawada Xoogsadaan Minada Saxaafada Gobolka Saaxil Oo Laga Yaabo Qaarkood Inay Soo Hogaan Bareen Iyaga Ama Ay Soo Gacan Qabteen Markii Kusoo Biirayeen Saxaafada
Waxaanan Ugu Baaqayaa Hadii AY Jiraan Xubno Kale Oo Kooxdan Ka Tirsan Oo Kunool Gobolada Iyo Degmooyinka Dalka ‘’ Waxay Somalidu Ku Maahmaahdaa Biyahaan Hortooda Arko Dabadoodu Waa Huubo’’Waxaan Uga Jeeda Ururka La Yidhi Kaan Ogahaybaa Gudoomiye Looga Dhigay Marka Hore Ayaa Digsi Madow Lagu Foorrariyey Waxaan Idin Soo Jeedin Lahaa Ururka Kaliya Ee Saxaafada Somaliland Ee Solja Oo Diyaar U Ah Inuu Wax Idinkala Qabto Arimaha Kor Uqaadista Xifadihiina Bari Ka Maalina Aad Ka Dhex Tartami Kartaan
Q// Wariye : Mukhtar Cabdiraxmaan Xariir

COMMENTS
Latest News