Saxilnews.com
Tusaalayashaa: dadka Himiladoodii xaqiijiyay Qormadii 16naad..W/Q Mubaarig Cabdi Siyaad
March 24, 2018 - Written by indho indho

Hargeisa(Saxilnews.com)
Tusaalayashaa: dadka Himiladoodii xaqiijiyay Qormadii 16naad..W/Q Mubaarig Cabdi Siyaad

Dadkaasi waxaa ka mid aha Mon Balan oo ahaa ninkii daahfuray Qalinka, oo lagu tiriyo inuu leeyahay qalimada ugu tayada badan uguna fican ee dunida jira, wuxuu ka shaqayn jiray shirkadaha caymiska{insurance company} ee faransiiska, waxaanu lahaa nin macmiil u ah, waxaaa kale oo jiray nin kale oo tartan kula jiray si uu I helo macmiilkiisa, Balan wuu la fadhiistay macmiilkiisii, si uu heshiiskii u o qoray ayaa waxaaa warqadii ku daatay khadkii qalinka oo warqadii kharibay{wakhtigaa waxaaa la isticmaali jiray qalinka khadka ee qoyaan}

Ka dib Bilan wuxuu soo qaaday warqad kale si uu heshiis kale ugu qoro, laakiin nasiib daro ninkii macmiilka

 

COMMENTS
Latest News