Saxilnews.com
TUKUHU MA WUXUU ISKU GUURSADAA SIDA AADAMAHA OO KALE ?
June 12, 2019 - Written by editor

Tukuhu Waa Mid Kamida Baallalayda Ugu Caqliga Badan Ee Alle Abuuray,

Siday Daraasaduhu Sheegeen Waxay Leeyihiin Laba-Jibaar Maskaxda Baallaleyda Kale, Waana Xayawaankii Aadanaha Baray Aaska’ Runtii Marka Aad Ogaato Hab-nololeedkiisa Waxa Uu Aad Ushabahaa Noolaha Aadamaha.

Tukuhu Waxa Uu Leeyahay Maxakamado Iyo Xeer Ciqaabeedyo Uu Ku Dabaqo Noloshiisa’ Si Ay Ugu Noolaadan Nolol Xasilan Oo Aan Lahayn Xad-Gudub Iyo Xiisad. Waana Xikmad Iyo Iyo Fitir Rabbaaniya Oo Alle U Abuuray.

Tukayaashu Waxay Isu Guursadaan Sida Aadanaha’Oo kale Waxay Isugu Yimaadaan Munaasibad Kulmisa Labada Ehel’

Tukaha Lab Waxa Uu Guursadaa Mid Keliya Oo Dhediga Weligii Mid Kale Lama Guursado

Hadii Xaaskiisu Ka Geeriyooto Dabadeed Ma Guursado’ Keliya Waxa Uu Ku Noolaadaa Xasuusihii Xaaskiisii Hore’.

Keliya Tukaha Lab Waxa Uu Mar Labaad Guursadaa Marka Xaaskiisu Beed-Dhali Weydo (Ubad)..

Abdirisak jubba

COMMENTS
Latest News