Saxilnews.com
Tirada Wadamo Uu Safar Ku Tagay Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland 120-kii Maalmood Ee Ugu Horeeyey Mudo Xileedka Xukuumada Muuse
April 12, 2018 - Written by indho indho

Hargeysa(Saxilnews.com)Wasiirka arimaha dibada somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa mudo 120 cisho oo ay xukuumadu jirtay waxa uu safar ugu baxan wadamo badan oo caalamka ah.

Sida lagu sheegay buug lagu soo ururiyey wax qabadka xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ee 120 maalmood, wasiir Sacad Cali Shire ayaa safar ugu baxay wadamo gaadhaya 13 dal oo caalamka ah.

Wadamada uu safarka ku tagay wasiirka arimaha dibada somaliland Dr. Sacad Cali Shire mudadii ka tirsanaa xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ayaa kala ahaa

1- Rwanda
2- S. Tome e Principle
3- Itoobiya
4- Mozambique
5- Seychelles
6 – Burundi
7 – Cape verde
8 –
 

COMMENTS
Latest News