Saxilnews.com
TELEFOONADA GACANTA OO LAGA DIGAY IN AY RAGU KU RIDAAN JEEBKA HORE EE SURWAALKA + SABABTA
September 19, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa (Saxilnews):-  Daraasad cilmi oo la sameeyay ayaa waxa ay ka digaysaa in taleefoonka mobilka lagu qaato jeebka hore ee surwaalka, isagoo taleefoonku waxyeelo u gaysanaya xubnaha taranka ee Ragga saamayna ku yeelanayo dhaqdhaqaaqii dabiiciga ahaa ee xidida macdanta ragga.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
Latest News