Saxilnews.com
Telefishanka Al-jazeera oo u jawaabay Sacuudiga & Xulufadu hogaamiyo oo dalbaday in la xidho
July 9, 2017 - Written by admin

Berbera (Saxilnews.com)-Qaar ka mid ah saxafiyiinta ka hawl gala telefishanka Al-Jazeera ayaa waxaa ay jawaab cad ka bixiyeen hadal dhawaan ka soo yeedhay xulafada uu Sucuudigu hogaaminaayo kuwaas oo dalbadey in telefishankan ay dawlada Qatar xidho , waxaana telefishanka Al Jazeera sheegay in uu ka shaqeeyan in ay bulshadu helaan xogaha ay u baahan   yahiin.

 

 

COMMENTS
Latest News