Saxilnews.com
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo ka Hadlay Qaabka Ay U Sugayaan Amaanka Guud Ee Dalka Fariin Adagna U Direy Shacabka Somaliland Iyo Ciidamada Booliska
November 12, 2017 - Written by admin

Hargaysa (Saxilnews.com)-Taliyaha ciidanka booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa shaaciyay in uu sugan yahay amaanka guud gudaha iyo dibada Somaliland,waxaana uu fariin adag u direy shacabka Somaliland,Booliska iyo murrashaxiinta saddexda xisbi Qaran.

COMMENTS
Latest News