Saxilnews.com
TALISKA CIIDANKA MILATARIGA SUDAN OO HADA SHAACA KA QAADAY INAY XUKUNKII KA TUREEN MADAXWEYNE ALBASHIIR XABNSI GURINA KUHAYAAN
April 11, 2019 - Written by cali abdilaahi

Khartoum(Saxilnews.com)-Militariga Suudaan ayaa hadda shaaca ka qaaday in xukunka laga tuuray madaxweynihii dalkaasi ka talinayay muddo 30 sanno ah, Cumar Xasan Al-Bashiir, lana xidhay.

Milateriga waxay ku dhawaaqeen muddo saddex bilood oo xaalad degdeg ah.

 

 

COMMENTS
Latest News