Saxilnews.com
Tahriibayaal Ku Dhintay Xeebaha Dalka Turkiga
November 19, 2015 - Written by admin

Ankara (SAXILNEWS)_Wararka ka imanaya dalka Turkiga ayaa sheegay in toban muhaajiriin ah lagu la’ yahay biyaha Aegean kadib markii doontooda ay ku quustay meel u dhow xeebaha Turkiga. dadkan dhintay ayaan illaa hadda haybtooda lagaranneyn. Illaa shan muhaajiriin oo kale ayaa laga soo badbaadiyey doontan oo quustay xilli ay ku socotay jasiiradda Giriiga ee Kos.

 

 

SAXILNEWS005@GMAIL.COM

COMMENTS
Latest News