Saxilnews.com
TAHRIIBAYAAL KA SOO JEEDA SUURIYA OO CIIDAMMADA TURKIGA KU EEDEEYEY INAY TALLAABO NAXARIIS DARRO AH ULA BADHEEDHEEN !
August 26, 2017 - Written by editor

(Saxilnews)-Dad tahriibayaal ah ayaa ciidammada ilaalada xeebaha dalka Turkiga ku eedeeyey inay si badheedh ah ugu talo galeen inay ku daadiyaan xeebaha dalkaasi.

f50f511d-ebac-4648-8155-6c3fe85ddb58_16x9_160x90Dadka u dhashay dalkaasi Suuriya ayaa waxay baraha bulshada ku qaadaa dhigayeen muuqaal muujinayay doon tahriibayaal ah oo u socotay xeebaha dalkaasi Giriiga oo uu barbar socday markab ay leeyihiin ciidammada ilaalida xeebaha Turkiga, ayaa la sheegay in tahriibayaashaasi si nabad ah ku gaadheen xeebaha Giriiga, balse waxay ku eedeeyeen ciidammada Turkiga inay rabeen inay dadkaasi badda ku daadiyaan.

Dawladda Turkiga ayaan ilaa iyo hadda wax jawaab ah ka bixin eedaynta ay tahriibayaasha dalkaasi Suuriya ku eedeeyeen.

COMMENTS
Latest News