Saxilnews.com
TACSI TIIRAANYO LEH
March 7, 2015 - Written by admin

ILAA LILAAHU WA-INAA ILAYHI RAACUCUUN
TACSI TIIRAANYO LEH
ABDIKHAALAQ ABDILAAHI MOHAMED with All His Frieds
Wuxuu DHANBAAL TACSI ah uga dirayaa dhamaan shacbiga Somaliland guud ahaan gaar ahaan Reer Bisad Weliba gaar ahaana Reer Soonaani Bisad anoo ka tacsiyadaynaya Geerida Naxdinta Leh Ee Kutimi Marxuum Mustafe Yaasiin Axmed (Mustafe Soonaani) oo habeenimadii 4-bisha Feb 2015 ee khamiista kugeeriyooday MAGAALADA Hargeisa Isla Khamiistii 5 feb 2015 lagu aasay magaalada burco waxaan leeyahay ilaahay Marxuumkaas haw naxariisto dhamaan umada Somaliland gaar ahaan Ubadkiisa, Ehelkiisa, & Asxaabtiisana haka siiyo Samir & iimaan AAMMIIN sidoo kale waxaa Tacsi tan lamida halkan ka tiraaya Xildhibaan Mohamed Cali Xaaji Axmed 2.Xildhibaan Saleebaan Cali Khayre 3.Shacayb Muuse Allaale 4. Yuusuf Axmed Mohamed 5.Cumar Axmed Cumar (Xuuxuule) 6.Eng Mohamoud Ahmed Ali 7.Xildhibaan iid Saaleebaan Jaamac 8.Ibraahin Yaasiin (Gud Maxkamada) 9.C/laahi Nuur Gaagaale 10.Mustafe Jebiye 11.Cabdi Maraykan 12.C/laahi xasan Samatar 13.Cismaan Jaamac Cige (Google) & asxaab kaloo badan iyana sidoo kale waxay leeyihiin ilaahay haw naxariisto inag ana Samir & iimaan haynaga siiyo aamiin aamiin aamiin

COMMENTS
Latest News